Shaqaalaha Hay,adda MRF qorkood oo ka faa,idaystay Tababar ay qabatay Dalada Putnland NGO Network

Garowe 27-6-2024 qaar kamida Maamulka iyo shaqaalaha Hay,adda Maxaliga ah ee Manaal Relief Foundation MRF ayaa maanta ka faaidaystay tababar ay qabatay daladda #Puntland NGO Network tababarkaas oo ay ka soo qabgaleen in ka badan 20 Urur oo xubno ka ah dalladda
Waxaan uga Mahadcelinaynaa Maamulka iyo hawlwadeenada Daladda Puntland NGO Network oo soo qaban qaabiyey qabsoomida tababarkaan oo lagu maranayey sida loo isticmaalo application microsoft

Maamulka hay,adda MRF waxay si gaara ugu mahadcelinaynaan Abdikhayr Mohamed Hussein oo juhdi wayn galiyey qabashada aqoon kororsigaan

You may also enjoy these articles