Madaxda Hay,ada MRF oo ka qayb galay kulanka daahfurka istaaratiijiyada ka hortga tacadiyda haweenka

Waxaan uga Mahadcelinayaa Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland iyo madaxda Wasaaradda haweenka daahfurka isatatiijiyada ka hortaga tacadiyada loo gaysto haweenka Puntland runtii waa guul wayn iyo horumar lagu talaabsaday hay,adda Maxaliga ah ee Manaal Relief Foundation MRF waxaaa ka go,an markasta in ay ka shaqayso arimha haweenka iyo ilaalinta xuquuqdooda waxaana bah wadaagta kala duwan kala shaqayn doonaa sidii loo hirgalin lahaa istaraatiijiyadaan

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *