Hay’ada Wadaniga ah ee MRF ayaa ku qabatay Degmada Burinle ee Goboka Nugaal kulankii 2aad ee wadahalada bulshada iyo wacyigalinta jooginta gudniinka iyo tacadiyada haweenka
Burinle 24-8-2025 Hay’adda wadaniga ah ee Manaal Relief Foundation MRF oo kaa shanaysa Ministry of Women Development & Family Affairs